Madaxweynihii hore ee Kenya Mwai Kibaki oo geeriyooday.

0
122

JOWHAR  (Radio Isnaay)-Madaxweynihii hore ee Kenya ee Mwai Kibaki ayaa geeriyooday , sida uu shaaciyay madaxweynaha haatan xilka haya Uhuru Kenyatta.

Wuxuu ahaa 90 jir. Wuxuu ahaa madaxweynihii seddaxaad ee soo mara Kenya, wuxuuna xilka hayay sanadihii 2002- 2012-kii.

Kenyatta ayaa sheegay inuu dalka geli doono xaalad baroor diiq qaran ah inta laga aasayo madaxweynaha hore, Calanka dalkaasi ayaa hoos loo dhigay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here