Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Tuulooyin badan oo Hoosyimaada Magaalada Jowhar ayaa waxaa ka dilaacay cudurka Shuban biyood kaasi oo soo ritay tiro dad ah waxana lagula tacalaya Cisbitaal goboleed Jowhar.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiwali Axmed Hilowle.
T