Ganacsade Falastiini ah oo $30,000 ugu deeqay dib u dhiska suuqii gubtay ee Hargeysa.

0
166

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Bassim Sabri oo ah ganacsade Palestininan-American ah ayaa 30,000 oo dollar ugu deeqay taakuleynta suuqa Waaheen ee magaalada Hargeysa oo dhawaan ku bur-buray dab weyn oo sidoo kale ay ku hanti beeleen kumammaan ganacsato ah.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here