Jowhar – ( Radio Isnaay ) -Sheekada ciyaarta : Real Sociedad iyo Barcelona ayaa nasiinada ku aaday hal gool oo uu kooxda Xavi u dhaliyay Aubameyang daqiiqadii 11-aad halka ka hor ay birta kaga dhacday kubad birta xiddiga kale ee Dembele .
Barcelona waxa ay kubadooda ka socotay garbaha balse kooxda garoonka halis ayay ahaayeen halka qaarna ay qasaraiyeen .
Sidaas oo ay tahay heer ciyaareedka Barca ee qeybtaas waxa uu ahaa mid is bur burinayay mana ku fiicneyn cadaadiska .