Jowhar (Idaacadda Isnaay) dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Tartan Aqooneedka Aqrinta Qur’aanka Kariimka ah Qeybta 12-aad Ee Isnaay Radio waxaana idiin baahineeysa ee Idaacadda Isnaay ee Magaalada Jowhar.