Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dhalinyaradda ku nool magaalada jowhar ayaa sheegay in la midoobo oo lasmeeyo isku xirnaan dhalinyaro si looga qeyb qaato siyaasada dalka loona hormariyo hanaanka dowladnimo.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.