WARARKA Jaamacadda Qatar oo heshiis caalami ah la saxiixatay mid ka mid ah Jaamacadaha soomaaliya. By admin - April 20, 2022 0 192 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Jaamacadda Muqdisho ayaa heshiis iskaashi la saxiixatay Jaamacadda Qatar si sare loogu qaado iskaashiga iyo wada shaqeynta labada dhinac. Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin. https://radioisnaay.so/wp-content/uploads/2022/04/CABDICASIIS-QATAR.mp3 Share this:FacebookX