Roobab Dabeylo wata oo kada’ay Deegaanno Hoostaga Degmada Mahadaay.  

0
127

Roobabkan ayaa la sheegay inaay ahaayeen kuwa ay sugayeen dadka iyo duunyada ee guud ahaan gobollada dalka soomaaliya.

Xaamud cali xasan oo ka mid ah xoolodhaqatada ku nool tuulada qurac madoobe ee Gobolka Shabeellaha dhexe ayaa sharxaya xaaladu sida ay tahay.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here