Jowhar (Radio Isnaay)- Tababarkan caafimaad waxaa soo qabanqaabisay Jaamacadda Nile faraceeda magaalada Jowhar waxaana ka faa’ideysanaya Arday baratay cilmiga caafimaadka iyo xirfadlayaal caafimaad.
Warbixintaan waxaa inoo soo Jeedinaya Wariyaheena:- Mohamed Abukar Abdirahman.