Shirkada Hormuud oo Qiimo Dhimis Dhanka Internet-ka ah u Sameysay Ardayda Barata Cilmiga Computer-ka.

0
151

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Madaxa suuqgeynta Shirkada Hormuud Ee Gobolkan Shabeellaha Dhexe Muuse Maxamed Maxmuud Ayaa sheegay  in shirkada Hormuud ay Qiimo dhimis Dhanka Internetka ah ay u sameeyeen ardayda barata Cilmiga Computerka ayne jiraan arday badan oo ka Faa,iideystay.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiwali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here