Jowhar – ( Radio Isnaay ) –Inta badan Bulshada Soomaliyeed ayaa aad u isticmaala Daawooyinka aan dhaqaatiirta u qorin kuwaasi oo markii ay xanuun dareemaan ay aadaan goobaha Caafimaadka Ee Sida Gaarka ah looleeyahay balse waxaa ay kala kulamaan dhibaatooyin kala duwan .
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : –Cabdiweli Axmed Hilowle.