Wasaaradda Diinita Iyo Awqaafta Hirshabelle Oo Jowhar kaa daahfurtay tartan Quraan Aqris ah.

0
159

Jowhar ( Radio Isnaay)- Wasiirka Wasaarada Diinta iyo Awqaafta dowlad gobaleedka Hirshabelle Sheekh Abuukar Xasan Cali Maqaney ayaa magaalada Jowhar ka daahfuray tartan Quraan Aqris ah oo ay ay ka qeyb galayaan caruur ka socoto dugsiyada Qur’aanka ee magaalada Jowhar.

warbixintaan waxaa inoo soojeedinaya ;-Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here