WARARKA Beeraleyda Jowhar oo Walaac ka Muujiyay Fatahaada Wabiga. By admin - April 14, 2022 0 217 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Beeraleyda magaalada Jowhar ayaa walaac xoogan waxa ay ka muujiyeen fatahaada wabiga haddi uu biiyo keeno. Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan. https://radioisnaay.so/wp-content/uploads/2022/04/War-Maxamed-14-4-2022.mp3 Share this:FacebookX