Wasaaradda Caafimaadka Hirshabeelle oo Booqatay Bukaano uu soo ritay Cudurka Shuban Biyoodka.

0
197

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiir dowlaha Caafimaadka Hirshabeelle dr. Mukhtar Muxudiin macalin ayaa Kormeer ku tagay Cisbitaal Gobaleedka Jowhar halakasi oo ay ku jiraan bukaano uu soo ritay Cudurka Shuban biyoodka.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here