Beeraleyda Jowhar oo Hirshabeelle ugu Baaqday Wax ka qabashada fatahaadaha Wabiga.

0
196

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Beeraleeydan ku teedsan agagaarka wabiga shabeelle ayaa ugu baaqday wasaaradda beeraha hirshabeelle inay iska-kaashadaan meelaha uu wabiga ka jilicsan yahay madaama roobabka guga la filayo inuu wabiga biyo badan keeno iyadoo meelo badan uu ka dayacan yahay beeraleeydana aysan tabar u haynin.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here