Ururka Naafada Gobalka Sh/dhexe oo ka codsaday Maamulka Hirshabelle in lagargaaro

0
121

Jowhar (Radio Isnaay)-  Afhayeenka Ururuka Naafada Gobalka Shabeellaha dhexe Maxamed Axmed Raage ayaa dowlad gobaleedka  Hirshabelle ka codsaday in la garab istaaga maadaama ay wajahayaan xaalad adag oo dhanka Nolasha ah,sidoo kale waxa uu baaq u diray Shirkada biyaha Farjano ee Magaalada Jowhar.

warbixintaan waxaa inoo soojeedineysa Maryama Sheikh Cabdi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here