Afurin loo sameeyay qaar kamid ah dadka kasoo barakacy Abaaraha kajira deegaanada katirsan Sh/dhxe eek u sugan Johwar.

0
127

Jowhar (Radio Isnaay)-Hey’ada uma Salmaan oo kamid ah hey’adaha ka shaqeeya arrimaha Samafa lka ee ka howgalo magaalada Jowhar ayaa deeq Afurin ah u sameysay ilaa iyo 130 ruux oo kamid dadka kasoo cararay Abaaraha kajiro qeeybo kamid ah gobalka Shabelle dhexe ee kusugan magaalada Jowhar.

warbixintaan waxaa inoo soojeedinaaya Maxamed Abuukar Cabdiraxman

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here