Ururka Haweenka Gobolka Baay Oo Afurin Usameeyay Barakacyaasha Degmada Baydhabo.

0
164

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Ururkan isku xirka haweenka baay ee ka howl gala koonfur galbeed ayaa kowdii bishan ramadaan bilaabay howlo lagu afurinayao dadka barakcayaasha ah iyo kuwa tabaaleeysan iyagoo sii wadi doono ilaa dhamaadka bisha barakeeysan ee ramadaan sida ay sheegtay deeqo axmed yuusuf oo ah afhayeenka ururka .

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa  : – Maryama Sheikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here