Jowhar – ( Radio Isnaay ) -Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi, ayaa kulan ballaaran oo Afur ah, laguna daah-furayo wejiga koowaad ee qaaraan ururinta masiibadii suuqa Waaheen la qaatay ganacsatada kala duwan ee Somaliland.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.