Kooxda Goodison Park Waa Ay Iloobeen Sida Looga Badiyo United.

0
330

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – United waxa ay kulankaan galayaan iyadoo Ronaldo diyaar yahay ka dib markii uu ka soo kabsaday xanuun hayay waxaana arintaas la qaba Lingard

Luka shaw waa maqnaanayaa iyadoo bir lugta kaga jirta laga saarayo ka dib dhaawacii 2015-tii  balse Varane iyo Mctominay ayaa dhaawac la maqan halka weli Cavani uu ka soo kabsanayo jug kubka ka gaartay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here