Los Blancos Oo Talaabo Kale U Qaadi Karta Ku Guulaysiga Horyaalka.

0
268

Jowhar – ( Radio Isnaay )  -Kooxda Real Madrid ayaa marti galin doonta Kooxda Getafe kulan ka tirsan horyaalka La Liga todobaadkii 31-aad.

Real Madrid ayaa kulanka soo gali doonta iyaga oo doonaya in ay sii wadaan guulaha horyaalka kuna sii dhawaadaaan horyaalka xilli ciyaareedkan

Dhanka kale kooxda Getafe oo garaacday Real Madrid kulankii qaybta hore ee horyaalka ayaa doonaysa in ay mar kale ku celiso natiijadaas.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here