Beeraleyda Hirshabeelle oo loogu Baaqay iney Sameyaan diyaargarow xoogan oo ku aadan Tacabka Beeraha ee xiliga gu’ga.

0
149

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Guud ahaan dalka waxaa ka socda diyaar garoowga Xiliga tacabka beeraha ee gu’ga waxaana beeraleyda jowhar loogu baaqay iney sameyaan diyaargarow xoogan oo ku aadan tacabka beeraha ee xiliga guga.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here