Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Mareykanka ayaa ku dhaawaqay 114 milyan oo dollar oo uu ku bixinayo gargaar bini’aadannimo oo dheeri ah si loo daboolo baahiyaha dadka ku nool Itoobiya, Kenya iyo Soomaaliya, ee ay saameysay abaartu.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliimo Cali Ibraahim.