Waxgaradka Jowhar oo ku Baaqay in dib loo Hagaajiyo Biyo Xireenka Sabuun.

0
142

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Qaar ka mid ah Waxgaradka Gobolka Shabeellaha dhexe ayaa sheegay in loo bahanyahay sidii dib loo hagaajin lahaa biyo xireenka Sabuun si looga Hortago in markale uu Wabiga Fatahaad uu sameeyo.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here