Hordhac: Chelsea Vs Real Madrid.

0
255

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kooxda Chelsea ayaa marti galin doonta Kooxda Real Madrid kulan ka tirsan lugta 1-aad ee wareega 8 dhamaadka champions League kulan ka dhici doonaa Stamford Bridge.

Chelsea ayaa kulanka soo gali doona iyaga oo doonaya in ay hal lug la galaan semi-finalka champions League.

Dhanka kale Los Blancos ayaa kulanka soo gali doona iyaga oo doonaya in ay ka aarsadaan chelsea oo xilli ciyaareedkii hore ka reebtay tartanka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here