Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo dib ugu soo laabtay Jowhar

0
149

JOWHAR (Radio isnaay) Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle Cali Guudlaawe Xuseen uuna qeyb ka yahay kuxigeenkiisa Yuuusf Axmed Hagar Dabageed oo ku sugnaa Bilihii la soo dhaafay Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa Maanta waxaa ay dib ugu soo laabteen Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hir-Shabeelle.

Warabixintaan waxaa inoo soojeedinaya ;-Cabdicasis Xasan macalim

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here