Aabe Soomaaliyeed & gabdhihiisa mataanaha ah oo shil gaari ugu dhintay dalka Kenya.

0
121

Jowhar – ( Radio isnaay ) -Shil  ka dhacay wadada isku xirta Gaarisa iyo Mombasa ee dalka Kenya ayaa si weyn uga nixiyay dadweynaha, kadib markii ay ku dhinteen nin iyo laba gabdhood uu dhalay oo mataano ah.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiraxmaan Shiikh Maxamed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here