Gudoomiyaha Ururka Haweenka Gobolka Shabeellaha Dhexe oo Ku Baaqday In La Taageero Haweenka.

0
176

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ururada haweenka gobalka iyo degmada Jowhar  ilaa iyo heer xaafadeed ayaa ka shaqeeyo nadaafadda deegaanka iyagoon wax la cag ah qaadaan  inkastoo maamulka marka ay wax yimaadaan wax  ka xuso .

 Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Sheikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here