Man City Oo U Dhaqaaqaysa Xiddig U Ciyaara Man United.

0
211

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Kooxda Man City ayaa lagu soo waramayaa in ay doonayso in ay u dhaqaaqdo saxiixa xiddiga khadka dhexe ee kooxda Man United ee Paul Pogba sida ay sheegayaan wararku.

Pep Guardiola oo suuqa u gali doona xiddig khadk dhexe ah suuqa xagaaga si uu ugu buuxiyo booska Fernandinho kaas oo uu dhacayo heshiiskiisa kooxdu.

Pogba ayaa dhankiisa la filayaa in uu qaab xor ah uga tago kooxda Man United marka uu dhoco heshiiskiisa kooxda Man United dhamaadka xilli ciyaareedkan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here