Jowhar – ( Radio isnaay ) – Xoolodhaqatadan ku dhaqan tuulada cali caalin oo hoostagta degmada mahadaay ayaa sheegay in xoolaha abaar iyo cudurro ay haleeleen kadib roobabkii deyrta ee sanadkii hore oo yaraa sidoo kale cudrro badan iyo daaqyaraan soo wajahday.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.