Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Barakacyaasha ku nool dulleedka Magaalada Beledweyne ayaa waxaa soo wajahday xaalad adag oo dhanka nolosha ah waxa ayna maamulka hirshabelele ka codsadeen gar gaar deg deg ah.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliimo Cali Ibraahim.