Qaramada Midoobay oo ka digtay Sare Ukaca Maciishadda Adduunka.

0
203

Jowhar ( Radio isnaay ) – Madaxa hay’adda cunnada ee Qaramada Midoobay ayaa Talaadadii ka digay sare ukaca maciishada taas oo uu ku sheegay inay yeelan doontaa saameyn caalami ah, oo aan la arag kadib dagaalkii labaad ee Adduunka.

David Beasley, ayaa sababta raashinka adduunku u qaaliyoobay ku sheegay inay tahay in beeraleyda Ukraine oo soo saari jiray inta badan wax soo saarka beeraha ay hadda dagaal kula jiraan Ruushka, wuxuuna u sheegay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay in dhibaatadaasi darteed qiimaha cunnada uu sare u kacay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here