Bruno Fernandes Oo Portugal Ku Hogaamiyay In Ay U Soo Baxaan koobka Aduunka

0
153

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Bruno Fernandes ayaa qarankiisa Portugal ku hogaamiyay in ay u soo baxaan koobka aduunka , waxa ayna ka talaabsadeen North Macedonia

Portugal ciyaar wacan ayay soo bandhigeen waliba weerar ku tiirsan  waana midda ka caawisay in ay helaan labadaas gool ee ay ku badiyeen .

Daafac ahaan waa wacnaayeen halka North Macedonia ku tiirsanayeen rogaal celiska , waxa ayna marar badan ka sheeganayeen in fahan la`aan  iyo goaan qadasho deg deg ah .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here