Sare ukac markale ku yimid qiimaha la iibiyo badeecadaha ee Suuqyada Magaalada Jowhar.

0
237

Jowhar ( Radio Isnaay) – Mudooyinkii dambe waxa sare usii kacayay badeecadaha kala duwan ee lagu iibiyo suuqyada magaalada Jowhar gaar ahaan raashiinka,Ganacsada Cabdulle Cali Rooble oo kamid ah Ganacsatada Jowhar ayaa sheegay in Roobabkii da’ay ay saameen ku yeeshaan wadada xiriiriso Jowhar iyo Muqdisho oo lasoo marsiiyo badeecadaha kal duwan.

warbixintaan waxaa inoo soojeedinayay;-Maxamed Abuukar Cabdiraxman

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here