Jowhar ( Radio Isnaay) – Beeraleeyda ku dhaqan Tuulada Gaafaay ee duleedka degmada Jowhar ayaa wado diyaargaroowga guga iyagoo durba bilaabay hagaajinta Beeraha madaama ay Roobabaakii guga ka curteen Jowhar iyo nawaaxigeeda
warbixintaan waxaa noo soojidineysa;- Maryama Sheikh Cabdi .