Dowladda Soomaaliya oo Imaaraadka Carabta Uga qeyb galeysa Shir looga Hadlayo Horumarinta Duulimaadyadda Rayidka.

0
164

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawadda Xukuumadda Sooomaaliya oo ay weheliyaan Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaadiidka iyo Maareeyaha Hay’adda Duulista Rayidka ah ayaa u ambabaxay dalka Isutaga Imaaraadka Carabta.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here