Minneapolis oo oggolaatay baahinta codka sare ee aadaanka salaadaha.

0
358

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Golaha Deegaanka magaalada Minneapolis ee gobalka Minnesota, ayaa Khamiistii meelmariyay xeer oggolaanaya in masaajidda Minneapolis si rasmi ah looga adimo salaadaha, iyadoo codka banaanka laga maqlayo.

Go’aanka Golaha Deegaanka ayaa waxaa soo dhaweeyay dadka Muslimiinta ah ee ku nool gobalka Minnesota.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here