Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Roob biyo dhigay dhulka islamarkaana lagu diirsaday ayaa da’ay Magaalada Jowhar ee Caasimadda Maamulka Hirshabeelle iyo deeganada Hoosyimaada xili Biyo la’aan bahsan ay ka jirta guud ahaan Gobolka Shabeellaha dhexe.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.