WARARKA Hirshabeelle oo Sheegtay in ay Waddo Dadaalo looga Hortagayo in Mar kale uu fataho Wabiga. By admin - March 25, 2022 0 185 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Sanadkan dadaal badan ayaa loogu jira sii looga hortagi lahaa Fatahaadaha wabiga shabeelle oo marar badan barakiciyay qoysas danyar ah . Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar cabdiraxmaan. https://radioisnaay.so/wp-content/uploads/2022/03/War-Maxamed-25-3-2022.mp3