Ra’iisul Wasaarihii Hore Ee Mali Soumeylou Boubèye Oo Geeriyooday Isagoo 67 Jir Ah.

0
174

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ra’iisul wasaarihii hore ee Mali Soumeylou Boubèye Maïga, oo maxkamad lagu soo taagay eedeymo musuqmaasuq oo loo taxaabay xabsi ,ayaa geeriyooday isagoo 67 jir ah.

Mr Maïga ayaa ku geeriyooday isbitaal ku yaala magaalada caasimada ah ee Bamako, sida ay sheegeen qoyskiisa.

War qoraal ah oo ay dowladdu soo saartay ayay ku sheegtay in uu u dhintay “xanuun muddo dheer hayay” waxayna tacsi u dirtay qoyskiisa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here