Qaramada Midoobay oo markale ka digtay heerka gaajada iyo macluusha dalka Yemen.

0
173

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Sida ay sheegtay Qaramada Midoobay, dalka Yemen waxaa ka jira masiibo bani’aadannimo tii ugu xumeyd, kadib marki ay malaayiin qof wajahyeen gaajo iyo macluul ka dhashay dagaalka sokeeye ee halkaasi ka socda.

Hadda, Golaha Iskaashiga Khaliijka ayaa wada dadaallo nabadeed oo hadafku yahay in lagu damiyo colaadda muddada ka taagneyd dalka Yemen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here