Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Tababarkan socaday sadex maalmood oo ay soo qabanqaabisay wasaaradda cadaalada hirshabeelle waxaa ka soo qeyb galay odoyaasha, ururadda haweenka, dhalinyarrada,booliiska xeer ilaalinta, ururka qareenada hirshabeelle iyo bulshada rayidka.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.