Shaxda Ay Arsenal Kaga Hor Tagi Karto Aston Villa Premier Leageu.

0
184

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Kooxda Arsenal ayaa marti u noqon doonta kooxda Aston Villa kulan ka tirsan horyaalka premier League kana mid ah kulamadii baaqiga u ahaa kooxda.

Arsenal aya war fiican ka heshay iyada oo la xaqiijiyay in uu xiddiga Takehiro Tomiyasu taam u yahay in uu ka qayb qaato kulanka galabta.

Kulanka oo so dhici doona 3:30 galabnimo wakhtiga Somaliya ayay Arsenal si aad ah u doonaysaa in ay guul gaadho si ay uga soo laabato guuldaradii Liverpool.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here