WARARKA Lix qof oo ku dhaawacantay Shil gaari oo ka dhacay Magaalada Garowe. By admin - March 19, 2022 0 214 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Inta la xaqiijiyay, lix ruux ayaa ku dhaawacmay shil ka dhacay magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland. Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin. https://radioisnaay.so/wp-content/uploads/2022/03/CABDICASIIS-PUNTLAND.mp3 Share this:FacebookX