India oo markale ku dhawaqday inay joojisay dhoofinta talaalka COVID-19

0
192

JOWHAR (Radio isnaay)  -India ayaa markale joojinaysa dhoofinta talaalka coronavirus ee Oxford AstraZeneca, sida laga soo xigtay saraakiil ka tirsan wasaaradda arrimaha dibadda.

Talaabadan ayaa lagu micneeyay in dalab badan oo talaalka ah uu ka jiro gudaha wadanka, kaas oo isa soo tarayay bilihii u dambeeyay.

Saraakiishu waxay sheegeen in ilaa bisha May uu socon doono joojinta talaalka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here