Barcelona Oo Guul Soo Laabasho Leh Ka Gaartay Galatasaray.

0
168

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kooxda Barcelona ayaa iska xaadirisay 8 dhamaadka europa League kadib markii ay guul soo laabasho leh ka gaadhay kooxda Galatasaray.

Barcelona ayaa kulanka ku bilaabatay si dagan iyaga oo kaliya maamulayay ciyaarta laakiin aan halis badan ku samayn difaaca kooxda Galatasaray kuwaas oo si fiican u difaacanayay.

Dhanka kale Galatasaray Ayaa qaadaysay weeraro halis ah oo marar ku dhawaadeen in ay gool ka dhaliyaan kooxda Barcelona.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here