Maamulka Gobolka Shabeellaha dhexe oo ku Baaqay in la Xoojiyo Isticmaalka afka Soomaaliga ah.

0
257

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Gudoomiyaha Gobolka Shabeellaha dhexe Axmed Meyre Makaraan ayaa Bulshada, Ganacsatada iyo Hey’adaha ugu Baaqay in la joojiyo isticmaalka luqadaha qalaad ee lagu qoro boorarka laguna badalo isticmaalka afka-soomaaliga.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiwali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here