Beeraleyda Magaalada Jowhar oo ka Hadlay sida looga Hortagi karo Fatahaada Wabiga Shabeelle.

0
196

Jowhar – ( Radio isnaay )  -Beeraleyda ayaa bilihii igu dambeeyay waxa ay wadeen sidii loo soo afjari lahaa fatahaadaha wabiga shabeelle deeganaada Jowhar waxana hadda lagu guleystay in la helo xog ku saabsan sida howshaasi loo bilaabi lahaa.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineyso : – Xaliimo Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here