Carruur Cudurka Jadeecada ugu Geeriyootay Tuulooyin Hoosyimaada Jowhar.

0
330

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Tuulada Kalluundi oo ka mid ah tuulooyinka Hooyimaada magaalada Jowhar ayaa waxaa laga soo sheegaya in uu ka dilaacay Cudurka Jadeecadda oo tiro carruur ahna ay udhinteen.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiwali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here