Biyo dhaamin loo sameeyay qoysas ku nool Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud.

0
155

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xili Qaybo badan oo ka mid ah Gobalada Dalka uu ka Jiro jiilaal dheeraaday oo saamayn ku yeeshay Dad iyo duunyaba ayaa waxaa dhankale kale socdo dadaalo Gurmadyo Biyo dhaamin ah oo loo samaynayo dadka iyo duunyada jiilaalku saameeyey.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here